Cabdi Xaashi oo Rooble u gudbiyay Xubnaha Guddiga Doorashada (Magacyada)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland.   Xubnahaha gudoomiyaha Aqalka sare gudbiyay ayaa gaaraya lix xubnood, waxa ayna isugu jiraan Xubnaha Guddiga doorashada Heer federaal iyo heer dowlad goboleed iyo xalinta khilaafaadka, kuwaa oo matalaya gobolada Waqooyi … Continue reading Cabdi Xaashi oo Rooble u gudbiyay Xubnaha Guddiga Doorashada (Magacyada)